Tallaabada xigta waa in website-kii la dhiso ama loo sameeyo muuqaal iyo naqshadda. Taas oo inta badan ah hawsha ugu xoogga weyn ee qaab-dhismeedka website ka.
Wax aanu kugu dhisaynaa systemka karaa CMS (content management system) oo ka kooban HTML, PHP, CSS iyo Mysql. â—¦systemka CMS:
Waa mid website-ka habkiisa lagu dhiso adeegsigiisu sahlan yahay,
fara ku hayntiisa iyo kor kala socod kiisuna fududahay ood adigu intiisa badan ka soo bixi kartid,
anaguna cawimo iyo talo dheerad ah diyaar ayaan kula nahay markasta.